BALIGUBADLE MEDIA
Qaar Kamida Madaxda Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo U Amba Baxay Dalka Imaaraadka
March 17, 2018 - Written by admin

Xubno ka mida masuuliyiinta xukuumada madaxweyne Biixi Iyo  Taliyaasha Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka ayaa maanta Dalka Ka Dhoofay Iyagoo Ku Sii Jeeda Dalka Imaaraadka .

bahuo

Xubanahan Ayaa ka kobnaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kaluumaysiga, Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda, Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland iyo Taliyayaasha ciidamada Booliska , Malatariga, Ilaalida xeebaha iyo Asluubta.

Safarkan ay Ku Tageen Dalka Imaaraadka ayeey Kulamo La So Qaadan Doonaan dhigooda dowlada imaraatka Carabta oo ay ka wada xaajoon doonaan hawlaha iskaashi ee loo baahan yahay inay Somaliland iyo Imaraatku ka wada shaqeeyaan .

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS