BALIGUBADLE MEDIA
“Nama Khuseeyaan Waxa Kasoo Yeedhay Dawladda Soomaaliya, Somaliland-na Waa Dal Madax-bannaan…” Madaxa Sarre ee Dp World
March 5, 2018 - Written by admin

Gudoomiyaha shirkada DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi heshiiska lagu maalgelinayo dekedda Berbera ee saddex geesoodka ah ee u dhexeeya Somaliland, DP World iyo dawladda Itoobiya.

suldaan binu

Gudoomiyaha shirkada DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay tahay dawlad madax-banaan heshiiskaasi ay maalmareeyeen Baarlamaanka Somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS