BALIGUBADLE MEDIA
Go’aankii Guddida Sicir Bararka Somaliland oo Fulay Iyo Sicir Bararkii oo Aanay Wali Waxba Iska Badalin
March 18, 2018 - Written by admin

go’aankii ay dhawaan soo saareen guddida sicir bararka somaliland ayaa gabi ahaanba fulay balse waxaan wax isbedeli ku iman sicirbararkii baahsanaa ee dalka ka taagnaa arintaasina waxay muujinaysaa inaanay xal ahayn go’aanadii guddidu ka soo saartay sicir bararka balse lagu badhtilmaameedsanayay shirkado gaar ah oo go’aanadda lagu saleeyay.

news3

shirkadda telesom ayaa ah shirkadaha lagu badhtilmaameedsanayay go’aanadan sicir bararka waxaanay gabi ahaanba shirkadu aqbashay go’aanadii gudida balse ilaa hadda wax is bedeli kuma iman sicir bararkii dalka ka taagnaa

dagaal xooga oo dhaqaale ayaa dalka ka taagan kaas oo ay isku badhtilmaameedsanayaan shirakdaha ugu waawayn dalku balse xukuumadda kornayl muuse biixi ayaa iyadu isku badashay mid la safatay dhinac kamida dhinacyadda dagaalka dhaqaale kamida.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS