BALIGUBADLE MEDIA
Akhriso Fadeexado Dul Hooganaya Wasiirka Maaliyadda iyo Sida uu Xilalka U Magacaabay.
March 4, 2018 - Written by admin

Dawo siduu wasiirka maaliyadu u qaybiyay wasaarada maaliyada iyo reeraha ugu badan ee u siyaya sad buursiyada.si uu xilkiisa u badbaadiyo.

wasiirka maaliyadda98

Wasiirka Maaliyada  Yusuf Abdi o hore ugu dhaliili jiray wasiiradii hore inay structure ka wasaarada ay reer hood u badan iyo isagoo taasi ka dulaya ayuu isna reero ka tirtiray isagoo kale tashanaya Madaxweyne muuse biixi o aan tabanayn qabiilka madaxweynaha.Fiiro gaara reeraha ugu badan iyo kuwa laga tirtiray.

HABAR  AWAL
NO Magac Qabiilka Title
1  Abdi karim  Ibrahim  saleban Sacad muuse Agasimaha misaaniyada
2 Seyid cali Sacad muuse Ag/Kuxigenka misaniyada
3 Bahja yuusuf Sacad muuse Ag/Mamulka shaqalah (HR)
4 Xuseen  Xasan ahmed Sacad muuse Ag/Ku xigenka  m/Lacagta(Adm&finance)
5 Omaar Sacad muuse Ag/Ku xigenka Kastamyada
6 C.salaam Buse Sacad muuse Mamulaha Cashuuraha bariga G/M/Jeex
7  Khaddar  cisman c/Rahman Sacad muuse M/Ku xigeen cashuraha beriga G/M/Jeex
8 Cabdikariin Sacad muuse AG/Ku xigenka Audit
9 Aamiin  cabdi Sacad muuse Agisimaha ICT
10 Khaddar indha leeb Sacad muuse La taliyaha AR.kormerka e wasirka
11 Garyaqan Xasan dheer Sacad muuse Cordinatorka PFM
12 Fardowsa Ciise muuse Agasimaha sharciyada
13 C/rahman  jibriil (afkank ladin) Ciise muuse AG/Kormerka dakhliga
14 Kayse  Ciro Ciise  muuse Xisabiye ku xigeenka Xisabadka
15 Xuseen habri Ciise muuse Madax logistics
16 Ahmed  Ali  tinish Ciise muuse Madax  media
17 Oday Ahmed  Farax Ciise  muuse La taliyaha kastamka
                                            HABAR  GARXAJIS
1 Mohamed  Xasan saleban Habaryonis Agaasimaha Cashuraha beriga
2 Da’uud   Siciid  Muxumed Cidagale Agaasimaha Qorshaynta
3 Khadar  Laas Cidagale Ag/ku xigenka cashuraha beriga
                                             HABAR JECLO
1 Asad      Maxamuud Habarjeclo Agasimaha Mamulka lacagta
2 C/laahi   Hawiye Toljecle La taliyaha wasiirka
                                              ARAB
1  Xamse  C/Qadir sh/Hussein Arab Ag/Ku xigeenka qorshaynta
                                                            GADARBUURSI
1 Idiris Samaroon Agasimaha kastamka
2 Wayrax  maxamed Samaroon Ag/kuxigenka shaqalaha
3 Kayse dheere Samaroon Ag/internal  Audit

 

La soco qaybta dambe ee maamulayaasha kastamayada ,maamulayaasha cashuuraha beriga ee degmoyinka iyo Gobalada ,iyo waliba  Xisaabadka Guud.sida lugu kale badan yahay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS