BALIGUBADLE MEDIA
Soltelko oo Si Badheedha Uga Horyimi Amar Kaga Yimi Xafiiska Hanti Dhawraha Guud oo Ku Saabsan Musuqmaasuq Baahsan oo uu Ku Kacay (Akhriso Warqadda Hantidhawrka)
February 27, 2018 - Written by admin

Waxaa Mararbadan Khilaaf Xogan KaDhex Qarxay Mayirka Dawlada Hoose Iyo Xoghayihi Dhawaan Shaqada Ku Waayey Edeymo Musuq Maasuq Oo U Soo Jeediyey Mayirka Caasimada Hargeysa Balse Mayirka Dawlada Hoose Ku Adkaatay Inuu Iska Difaaco Edeymaha Loo Soo Jeediyey  Baadhitaano Qoto Dheer Oo aanu Samaynay uu Halka Salka Ku Hayo Khilaafyada Soo NoqNoqonay Waxaanu Helnay Macluumad Muujinaya Edeymaha Loo Soo Jeediyey.

soltelko carabla

Maayir Soltelco Ay U Muuqdan Kuwo Xaqiiqada Ku Salaysan Sida Ka Muuqata Warqada Ka Socota Hanti Dhwaraha Guud Taas Oo Amar Ku Bixisay Inuu Soo Gudbiyo Maclumaadka Rasmiga Balse Ilaa Hada uu Ku Xaraysan Yahay Guriga U Magaalada Ka Degan Yahay soltelko, Ilaa Hadana Aanu Diwaanka Ku Jirin Baaburkaas Oo Noociisu Yahay Hilux Toyata Nooca Aan Xabadu Karin ,Taas Oo Muujinaysa Awooda Xad Dhaafka Ah Ee U Adeegsanayo Mayirka Caasimada Hargeysa islamarkaana Dhabar Jab Ku ah Bulshadda Somaliland oo la yaaban sababta Madaxweyne biixi kursiga ugu hayo maayarkan siduu doono ugu takri falaya hantida umadda

Gaadhi

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS