BALIGUBADLE MEDIA
Gaadhigii Siday Hubkii Iyo Rasaastii Lagu Hurinayay Colaada Deegaanka Ceel-Afwayn Oo La Sii Daayay
February 20, 2018 - Written by admin

Garsoorahii hayay kiiska gaadhigii siday hubka iyo rasaastii lagu hurinayay colaada soo noq-noqotay ee deegaanka Ceel-afwayn gaar ahaa degmada Dararwayne ee ay dirirtu ku dhex-martay beelaha walaala ah ee halkaasi daga ayaa la sii daayay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS