BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo Ka Muquurtay Ka Hadalka Go’aanadii Fashilmay ee Xukuumadiisu Ka Soo Saartay Sicir Bararka Dalka.
February 21, 2018 - Written by admin

madaxwyane biixi ayaa la daalaa dhacaya hanaan khudbadeed ee madaxwaynayaasha loogu tala galay wuxuu la daalaa dhacayaa khudbadihiisii oo ka noqday sheeko
dhanka kale wuxuu maalintii shalay ka muquurtay ka hadalka go’aamadii sicir bararka ee ka soo baxay xukuumadiisa kuwaas oo aan ilaa hadda hirgalin balse wuxuu iksu qaaday arrimo kale waxaanay tani muujinaysaa in madaxwayne biixi in maalin walba fagaarayaasha ka jeediyo  sheeko cusub oo aan bulshadda ugu fadhiyin wax macno ah

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS