Wasiirka Qorshaynta Dawladda Federaalka Somaliya oo Safar Ku Yimid Magaaladda Badhan
January 2, 2018 - Written by admin
Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxa maanta soo gaadhay wasiirka Qorshaynta qaranka somaliya kaasi oo u imid in uu gudiga dhisaysa wadada isku xidha Ceel Daahir ilaa Ceerigaabo uu ugu wareejin lahaa lacag dawlada Somaliya ugu talo gashay in ay kaga qayb qaadato wadadaasi ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada badhan.

wasiirkan ayaa noqonaya masuulkii u sareeyay ee ka tirsan dawladda dhexe ee badhan yimaadda tan iyo intii ay burburtay dawladdii dhexe ee somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS