Ujeedada Safar Uu Madaxwayne Farmaajo Ku Tagayo Maamul Goboleedka Puntland.
January 6, 2018 - Written by admin
Madaxwaynaha Dawlada federaalka ah ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta safar kutagaya maamul goboleedka Puntland
Safarkan uu madaxwayne Farmaajo ku tagayo xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa ujedadiisa lagu sheegay inuu daaranyahay laba arimood oo kala ah Xadhig ka jarida garoonka cusub ee diyaaradaha Garoowe iyo ka qayb gelida munaasibada afar sanno guurada xilka madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas .
Safarkan Ayaa ku soo beegmaya xil dhawaan uu socdaal kuyimid wasiirka qorshaynta ee Soomaaliya deegano katirsan Somaliland, kaaso oo xukuumada Somaliland ay ku tiimaantay socdaal daandaansi ah.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS