BALIGUBADLE MEDIA
Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Booliska Somaliland Oo DHaawac U Gaystay Wariye Khadar Macalin Deeq.
January 6, 2018 - Written by admin

Hogaanka Caafimaadka ee ciidanka booliska Somaliland Gaashaanle Sare Axmed Cali Oday ayaa dhaawac u gaystay Wariye Khadar Macalin Deeq oo Ka Hawl Galay Warbaahinta Bulsho Tv.

Dhaawac Uu Sarkaalkan Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland soo gaadhsiiyay wariyaha ayaa xaaladiisa caafimaad waxa lagula tacaalayaa dhakhtarka wayn ee gudaha magaalada hargaysa.

Sarkaal ayaa wariyaha ku feedhay radaalka ay ciidanku ku hadlaan kaas oo soo gaadhsiiyay dhaawac kaga yaala dhagta bidix.

Baligubadlemedia

COMMENTS