BALIGUBADLE MEDIA
Dib U Milciso Weedho Qabyaalad Ku Saabsan oo Muuse Biixi Wakhti Aan Fogayn Jeediyay Iyo Go’aankii Shalay uu Ku Joojiyay Adeegsiga Qabyaaladda ee Warbaahinta (Shalay Iyo Maanta)
January 5, 2018 - Written by admin

Dib U Milciso Weedho Qabyaalad Ku Saabsan oo Muuse Biixi Wakhti Aan Fogayn Jeediyay Iyo Go’aankii Shalay uu Ku Joojiyay Adeegsiga Qabyaaladda ee Warbaahinta (Shalay Iyo Maanta)

kornayle muuse

hadaba waxa layaab leh in qabyaaladii uu muuse biixi dhawaan markii uu beelaha codka waydiisanayay xalaasha u arkayay maanta markuu kusrisgii fuulo xaaraan u arko ku darsoo digreetooyinka ka soo baxa xafiiska madaxwaynaha ayaa iyaguna laga dheehan karaa in nidaamka madaxwaynuhu ku shaqaynayaa yahay mid qabali ah maadaama oo uu beelaha jeegaanta sadbursiimo xad dhaaf ah siiyay

hadana waxay umaddu aad ula yaabtay in isla xafiiskii madaxwaynaha iyo shirkii golaha wasiiradda laga soo saaro go’aan ku aadan in warbaahinta laga mamnuuco adeegsiga qabyaaladda

iyadoo aynu ka wada dharagsanahay in sifihii madaxwaynuhu kursiga ku doonayayba ahaa mid qabali ah

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS