BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sadex Xeer Dib Ugu Celiyey Golaha Wakiilada Iyo Shirgudoonka Golahaas oo Ka Hadlay
December 1, 2017 - Written by admin

Shir gudoonka golaha wakiilada somaliland ayaa shaaciyey sadex xeer oo uu golaha ku soo celiyey madaxweynaha somaliland.

Gudoomiyaha golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo ka hadlay fadhi ay lahaayeen golahaasi ayaa sheegay inuu madaxweynuhu soo celiyey sadex xeer oo ay hore u ansixiyeen golaha wakiiladu, kuwaas oo dib loogu qaybin doono xildhibaanada.

shirgudoon

Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa shaaciyey inay xeerarkaasi kala yihiin xeerka booliska, xeerka xabsiyadda iyo xeerka duulista hawadda.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS