BALIGUBADLE MEDIA
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maayarka Berbera Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera
December 18, 2017 - Written by admin

Loolan adag ayaa dhex maraya maareeyaha wakaalada Biyaha Berbera iyo maayarka magaalada Berbera, taas oo salka ku haya maamulka wakaalada biyaha Berbera.
Maayarka magaalada Berbera ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay maareeyaha oo ku saabsan in biyo la’aani ay ka jirto Berbera

cidin9

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS