BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka difaaca oo la magacaabay
November 27, 2017 - Written by admin

madaxda koomishinka 2017 2

Ra’iisulwasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xilka wasiirka gaashaandhiga u magacaabay xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh.

Md. Mursal oo horay usoo noqday safiirkii Soomaaliya ee Turkiga ayaa howlaha horyaalla iyo sida uu u abaari doono uga warramay, wariyaha VOA-da Casha Ibrahim Adan.

Warkaas oo faahfaahsan halkan ka dhagayso.

 

COMMENTS