BALIGUBADLE MEDIA
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Biljamka Oo Hambalyeeyay Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland
November 27, 2017 - Written by admin

Bismillaahi raxmaani raxiim salaama calaykum waraxmatuulaahi wa barakaatu.
Bismillaahi alxamdulilaahi wa salaatu wa salaam cala. rasululahi wa cala aalihi w/salam ama bacdu. Ugu horayn waxaan salaamaya gudoomiyaha jaaliyadda somaliland ee dalka biljam Mudane C/raxmaan. Sido kale waxaan salaamaya dhamaan xubnaha golaha ku jira intaa ka dib waxaan dhamantiin indiin ku hambalyaynaya dowlada cusub ee Jamuuriyadda somaliland uu dhalatay inta ka bacdii waxa somaliland uu qabsoomtay doorasho qurux badan waxaan kalo dhambaal hambalyo uu dirayaa madaxweynaha cusub ee Jsl. Mudane muuse bixii cabdi xildiid. Doorashadu waa mid ee ilaahay xilka haku asturo.
Intaas ka dib hadaan uu soo noqdoo jaaliyadda ee dalka biljam
waxaan soo dhawaynaya gudoomiyaha cusub ee la doortay mudane cabdiraxmaan. Waxaan kalo amaanaya gudidda fifircoon ee uu gudoomiyuhu soo xushay ha ugu horeeyo C/raxmaan maxamed cali oo ah shiqsiiga dadaalka badan muujiyay ee madashana hirgaliyay haku xiigo saleebaan oo isna waxbadan qabtay gaar ahaan xaga diwaan galiinta jaaliyada iyo abaabulka iyo nidaamka sharciyada intaa kadiib su’aashu waxay tahay maxaa looga fadhiya in’aay hirgalisoo jaaliyaddu?

1. Diwaan galinta bulshadda reer somaliland ee kuu sugan dalka biljimka.
2. Hadafka ay leeyihiin bulshadaasi. Dal iyo dibedbaa
3. Qabanqaabadda 18/may.
4. Raadinta citiraafka JSL . Oo ka hirgalaya dalka biljamka madaamu yahay xaruntii caasimadda qaramadda midoobay kuna yalaan inka badan 300 oo safaraddood taas oo micnaheeddu yahay in biljamkuu yahay meesha kaliya ee aduunka laga keeni karo citaraafka JSL.
5.baahiidda dadka dhiban gaar ahaan dadka ilaa hada bilaa sharciiga ah ee uu bahaan gargaar iyo taakulayn.
6 dhalinyarada iyo sbortiiska (kubadda cagta).
7. Xafladdaha ciidaha
8.midaynta bulshadda reer somaliland ee dalka biljam sii kasta taba ha ahaatee arrinku waxa uu yahay hada iyo bulshadda reer somaliland ee dalka biljamka ku nool maxay ka badalayaan wixii hore
? Fadlan hadaad biljamka joogtiid rabtidna isbedel iyo hurumar kana soo horjeediid safiir fadhiid ah oo wasiiradda maaliyadu xilka uuga masuultay (SAMSAM) xigaal nimo darteed maanta ayaad fursad haysta re hadal!

[email protected]

COMMENTS