BALIGUBADLE MEDIA
Wasirka Ciyaaraha oo Xabsiga U Taxaabay Gudoomiyihi Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland
October 17, 2020 - Written by admin1

Ciidamada Booliska ayaa maanta xabsiga u taxaabay Guddoomiyihii Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Maxamed-Aamiin Cabdi Cilmi Dixood, kadib markii ay isku dhaceen Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mirre.
Sidaa la ii Xaqiijiyay Goordhawayd Ilaa imika lama garanayo sababta keentay Xadhiga Gudoomiyaha marka laga yimaado wasiirka Ciyaaraha oo maalmahan khilaaf baahsani ka dhexeeyay amarna ku Bixiyay xadhigiisa

Xadhiga Gudoomiyaha xidhiidhka Ciyaaraha Somaliland ayaa ku soo beegmay xilli loo diyaar-garoobayo qabsoomida Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo la filayo inay qabsoomaan 28 October ee Sanadkan 2020.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS