BALIGUBADLE MEDIA
Proff Cali Khaliif Galaydh oo Ku Geeriyooday Magaladda Jigjiga
October 8, 2020 - Written by admin

Alle ha u naxariistee waxa maanta magaaladda jigjiga ku geeriyooday proff cali khaliif galaydh oo kamid ahaa siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka somaliyeed horena usoo qabtay xilka raysal wasaaraha Dawladda federaalka Somaliya

Sidol kale marxuumka ayaa mudooyinkii dambe ahaa madaxwaynaha maamulka khaatumo oo markii dambe heshiis la galay xukuumadii Madaxwayne axmed siilaanyo kaasoo mudooyinkii u dambeeyay ku noolaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Baligubadlemedia waxay Tacsi u diraysaa ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan umadda somaliyeed ee uu ka baxay marxuumka ilaahay naxaristii janno haka waraabiyo aamiin aamiin

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS