BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Loo Doortay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
October 5, 2020 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa loo doortay in uu ahaado gudoomiyaha xisbiga kulmiye

Maxamed Kaahin axmed ayaa isna loo doortay Gudoomiye ku xigeenka kowaad

Axmed cabdi dheere ayaa loo doortay gudoomiye ku xigeenka labaad

Xuseen Adan Cade ayaa isna loo doortay Gudoomiye ku xigeenka sadexaad

Maxamed xasan sacad saajin ayaa noqday Gudoomiye ku xigeenka afraad

Ma jirto cid kula tartantay masuuliyiinta xilalkaa loo doortay

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS