BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Khilaafka Saylici Iyo Saajin
September 17, 2020 - Written by admin

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Waddani ayaa Maanta Ka Hadlay Khilaafka Xaasaasiga ah ee Ka Dhex Aloosan Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Wasiirka Ganacsiga waxaanuu sheegay in hadalkii wasiirka ganacsiga kasoo yeedhay maalintii shalay uu nusqaan ku yahay dawladnimadda somaliland waana markii ugu horaysay ee wasiir xukuumadda ka tirsani eedaymo u jeediyo madaxwayne ku xigeenka xukuumadiisa arintaas oo nusqaan wayn ku ah qaranka iyo dawladnimadda somailand ayuu yidhi xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga waddani

Isha  Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS