BALIGUBADLE MEDIA
Wasiir Saajin Oo Bilaabay Kulamo Cod Raadin Ah
September 19, 2020 - Written by admin

Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in Wasiir Saajin uu Ergooyinka uu la kulmay uu ka dalbaday in Marka la gaadho Shirweynaha Xisbiga ee bisha dambe ay codkooda siiyaan, si uu ugu guulaysto Jagada Guddoomiye ku-xigeenka 4-aad oo uu hadda ku fadhiyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici).

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

 

COMMENTS