BALIGUBADLE MEDIA
Kulan Maanta Hargeysa Ku Dhex Maray Maxamuud Xaashi Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani
September 16, 2020 - Written by admin

Waxa maanta magaaladda hargaysa kulan xasaasi ah oo aan la ogayn wax kasoo baxay ku dhex maray magaaladda hargeysa wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Maxamud xaashi cabdi iyo hogaamiyaha Xisbiga waddani Xirsi cali xaaji xasan

Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhanyihiin ayaan la ogayn waxa lagaga wada hadlay balse waxa hubaala in kulanku kusoo beegmay wakhti xasaasi ah

COMMENTS