BALIGUBADLE MEDIA
Beesha Arab oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuustay Beesha Harti
August 18, 2020 - Written by editor

Madax dhaqameedka Beelaha Arab, siyaasiyiinta iyo dhalinyarada ayaa hadhimo sharaf ku maamuusay Madax dhaqameed, siyaasiyiin iyo wax garad ka soo jeeda Beelaha Harti ee Dega Somaliland iyo Puntland .

Hadhimo Sharaf-tan ayaa waxaa sidoo kale lagu soo sagootinaayey madax dhaqameed dhawaan ka yimid Puntland oo gabadh u soo doonay wiil uu dhalay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS