BALIGUBADLE MEDIA
Balanqaadyadii Cali Baqdaadi U Sameeyay Gobolka Hawd oo Beenoobay
August 14, 2020 - Written by editor

Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland ali baqdaadi ayaa ku fashilmay islamarkaana ay beenoobeen balanqaadyo uu hore ugu sameeyay kuwaasoo ay kamid ahaayeen sidii magaaladda baligubadle uga dhisi lahaa xaruntii bangiga ee gobolka sidoo kale cali baqdaadi ayaa magaaladda oodwayne ee uu kasoo jeedo ka fuliyay mashaariico fara badan oo ay kamid yihiin inuu xaruntii baanka ee magaaladaas dhiso.

si kastaba ha ahaatee cali baqdaadi ayaa tan iyo markii uu meesha qabsaday isku badalay jiif caaqil kursiga ugu shaqeeya reerkooda isagoo iloobay inuu kursiga uu ku fadhiyaa yahay kii qaranka islamarkaana loo baahanyahay inuu si isku mida ugu adeego shacabka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS