BALIGUBADLE MEDIA
Shirkadda Telesom oo Qadar Lacageed Ugu Deeqday Dhismaha Wadadda Baligubadle – Hargeysa
July 20, 2020 - Written by editor

Shirkadda Telesom ayaa  Qadar Lacageed Ugu Deeqday Dhismaha Wadadda Baligubadle Iyo Hargeysa Sida Lagu baahiyay bogga shirkaddu ku leedahay degelka facebook

Lacagtan shirkadda Isgaadhsiinta telesom ugu deeqday Dhismaha jidka hargeysa Baliguabdle ayaa dhan 25 kun oo dolarka maraykanka ah

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS