BALIGUBADLE MEDIA
Wararkii U Dambeeyay ee Wada Xaajoodka Somalida ee Jabuuti + Shirkii oo Lagu Kala Kacay.
June 17, 2020 - Written by editor

Wada Xaajoodkii Somaliland iyo Somaliya uga socday dalka jabuuti ayaa gaadhay meel xasaasi ah iyadoo shirka lasoo dhigay qodobo xasaasi ah oo uu kamid yahay isku socodka siyaasiinta labadda dhinac ee Somaliland iyo Somaliya qodobkaas oo ay ka biyo diideen ergadda Somaliland u matalaysa shirku

Qodobkan oo isla meel Dhigiisa laga shaqaynaayay shalay ilaa xalay ayaa noqday mid lagu hungoobo hirgalintiisu kadib markii waftiga Somaliland ka biyo diideen shirka ayaa hadda lagu kala kacay lamana saadaalin karo in la isku noqdo oo qodobkaas meel la saaro iyo in kale wixii war ah ee Dambe kala soco Baligubadlemedia

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS