BALIGUBADLE MEDIA
Ismaaciil Siyaad Aw Cabdi Waxa uu Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Geerida Ku Timi Maamulihii Salaama Bank
June 10, 2020 - Written by editor

Ismaciil Siyaad Aw Cabdi
Isagoo ku hadlaya magaca Maamulka
Companyga
Zakia Fishin Company iyo ka ilma Siyaad Aw Cabdi
Waxa uu tacsi tiiranyo leh uu u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay
Mohamed Ibrahim
Maamulihii Salaama Bank ee Somaliland
Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu naxaristii janatul fardawsa ka waraabiyo Samir iyo iimaan saadiqa ilaahay ka siiyo ehelkii iyo qoyskii iyo qaraabadii Aaaaamiiin Aaaaamiiin yaa Rabi

COMMENTS