BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Hadda Ku Dhawaaqay Inay Maalinta Aroorta ah Tahay Maalin Ciida
May 22, 2020 - Written by admin

Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheekh khaliil cabdilahi axmed ayaa hadda shaaciyay inay maalinta barri ah tahay Curashadda ciidul fidriga

 

Wixii war ah ee dambe kala soco Baligubadlemedia

COMMENTS