BALIGUBADLE MEDIA
Tartan Noociisu Ku Cusubyahay Somaliland oo Lagu Xusayo Mujaahid Aadan Cadde oo Lagu Qabtay Hargeysa
May 20, 2020 - Written by editor

Tartan Noociisu Ku Cusubyahay Somaliland oo ay Maalgalisay Shirkadda SBI oo Lagu Xusayo Mujaahid Aadan Cadde ayaa maanta Lagu Qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Tartankan oo ahaa mid si Heersare ah loosoo agaasimay islamarkaana la ordaayay masaafo gaadhaysa 3 km kaas oo dhamaadkii tartanka Saddex tartame kala galeen 3 kaalmood iyadoo halkaa lagu gudoonsiiyay bilado iyo abaal Marino kale

Madax iyo shicib kala duwan ayaa kasoo qayb galay tartanka kuwaasoo dhamaantood ku dheeraaday taariikhdii qiimaha lahayd ee uu dalkan ku lahaa mujaahid aadan Cabdi Ebyan Aadan Cadde.

 

COMMENTS