BALIGUBADLE MEDIA
Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Asluubta oo Ku Geeriyooday Hargeysa
May 25, 2020 - Written by admin

Alle Ha,Unaxariistee Taliye ku Xigeenkii Ciidamada Asluubta Somaliland Marxuum Sarreeyo Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle oo Caawa Hargaysa ku Geeriyooday.

Marxuumka ayaa hore usoo noqday Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland sidoo kale waxa uu soo noqday Taliyaha qaybta 31aad ee Ciidamada Qaranka Somaliland, waxaana uu ka soo qayb qaatay door wayna ku lahaa dhismihii iyo aasaaskii Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada Booliska Somaliland.

Inaalilaahu Wa Inaa ilayhi Raajicuun

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS