BALIGUBADLE MEDIA
Saami Qaybsiga Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Xukuumada Madaxwayne Biixi Ma yahay Mid Qancin Kara Shacabka ?
May 22, 2020 - Written by editor

qaabka uu madaxwayne biixi u qaybiyay saamiga qaybsiga xukuumadiisa ayaa ah dhaliisha ugu badan ee soo baxaysa tan iyo uu kursiga ku fadhiistay madaxwayne biixi taasoo bulshadda somaliland iswadiinayaan sababta uu madaxwaynuhu mansabyadii qaranka ugu miisay beeshiisa beelihii kale ee somaliland ugu yareeyay taas oo marka la isku geeyo ay leegyihiin saami beeshiisa iyo taa beelaha kale ee somaliland.

hadaba halkan hoose kaga boggo qaabka uu madaxwayne biixi u qaybiyay agaasimayaasha guud ee xukuumadiisa

Habar Awal
1.Agaasimaha Guud Madaxtooyada:-Sacad Muuse (Habar Awal)
2.Agaasimaha Baanka :- Sacad Muuse (Habar Awal)
3.Agaasimaha Wasaarada Cadaalada:- Sacad Muuse (Habar Awal)
4.Agaasimaha Wasaarada shaqo galinta:- Sacad muuse (Habar Awal)
5. Agaasimaha Wasaarada Maalgashiga:- Sacad Muuse (Habar Awal)
6.Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka:- Sacad Muuse (Habar Awal)
7.Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada:- Ciisa Muuse (Habar Awal)
8.Agaadimaha Wasaarada Qorshaynta:- Ciisa Muuse (Habar Awal).
9.Ku Simaha Agaasimaha Wasaarada Gaashandhiga:-Sacad Muuse (Habar Awal)
Habar jeclo
1.Agaasimaha Wasaarada Arimaha dibada:- Habar Jeclo
2.Agaasimaha Wasaarada Deeganka deegaanka:- Habar Jeclo
3. Agaasimaha Wasaarada ciyaaraha:- Habar Jeclo
4.Agaasimaga Wasaarada Hawlaha Guud:- Habar jeco
Garxaji
1.Agaasimaha Wasaarada warfaafin:-Habar Yoonis (Garxajis)
2.Agaasimaha Wasaarada Macdanta:- Cidagale (Garxajis)
3.Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka:- Cidagale (Garxajis)
4.Agaasimaha Wasaarada Isgaadhsinta:- Isaxaaq (Garxajis)
Samaroon
1.Agaasimaha Wasaarada Biyaha:-Samaroon
2.Agaasimaha Wasaarada Dastuurka:-Samaroon
3.Adaasimaha Wasaarada xanaanada xoolaha:- Samaroon
Ayuub
1.Agaasimaha Wasaarada Ganacsiga:- Ayuub
Arab
1.Agaasimaha Wasaarada maaliyada:Arab
2.Agaasimaha Wasaarada beeraha:- Arab
Harti
1.Wasaarada Arimaga Gudaha:- Dhulbahante
2.Wasaarada Diinta iyo Uqaafta:- Dhulbahante
3.Agaasimaha Duulista Hawada:-Dhulbahante
Sidee Kuula Muuqata Saami Qaybsiga Agaasimayaasha Guud Ee Xukuumadu?

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS