BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Somaliya oo Shaacisay Curashadda Bisha Shuwaal ee Ciidul Fidriga
May 22, 2020 - Written by editor

Dawladda federaalka Somaliya ayaa hadda shaacisay inay maalinta barito ah tahay Curashadda bisha shuwaal islamarkaana tahay maalinta ugu horaysa ee ciidul fidriga

Wasiirka diinta iyo awqaafta Dawladda Somaliya ayaa goor dhawayd Shaaciyay dhanka kale madaxda dawladda Federaalka gaar ahaan madaxwaynaha iyo raysal wasaaraha ayaa shacabka u diray hambalyadda ciida

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS