BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Somaliland oo Ku Guuldaraysatay Joojinta Qaaadka.
April 28, 2020 - Written by editor

xukuumadda uu hogaamiyo madaxwayne biixi ayaa ku guuldaraysatay joojinta caleenta loo yaqaan qaadka ama jaadka kadib markii ay todobaadkii hore soo saartay awaamiir ay ku joojinayso kuwaas oo u muuqda kuwo fashilmay oo aan shaqaynayn

go’aankii ay qaadka ku joojisay xukuumadu ayaa ka bilaabmayay maalintii axadda ee todobaadkan balse taas bedelkeeda ma jiro wax is bedela oo ku yimi qaadka kaas oo maalin walba si toosa iyo si dadbanba usoo gala dalka

si kastaba ha ahaatee maaha markii koobaad ee uu fashilmo go’aan xukuumadda somaliland ay wax ku mamnuucayso.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS