BALIGUBADLE MEDIA
Farmaajo Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabid Sameeyay.
April 26, 2020 - Written by editor

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Ayaa Xilalka ka Qaaday Laba Kamid ah Gudoomiye Ku Xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday masuuliyiinta kala ah;

Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle waxaa laga qaaday xilka K/Xigeenka Guddoomiyaha Gobolka ee Maamulka iyo Maaliyadda, waxaana booskaas loo magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan.

Mudane Aadan Sheekh Cali Fiidoow waxaa laga qaaday K/Xigeenka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Hawlaha Guud, waxaana xilka loo dhiibay Mudane Cumar Cali Cabdi.

Magacaabistan waxay dhaqan galaysaa Axad, 26ka Abriil, 2020.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS