BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Difaaca Sudan oo Geeriyooday
March 25, 2020 - Written by admin

Wasiirka difaaca sudan Jamaala diin Cumar ayaa ku geeriyooday maanta oo arabaca ah magaaladda Jubba ee Koonfurta Sudan. Afhayeenka ciidanka Sudan ayaa sheegay in Wasiirku u dhintay wadna istaag isagoo ka qeybgalayay heshiisiinta xukuumadda koonfruta sudan iyo kooxa mucaaridka hubaysan ee dalkaasi.

Wasiirkan ayaa ahaa xubnaha goalaha sare ee sudan kuwaasi oo dalka ka afgambiyey madaxweyne Bashiir waxaana loo qoondeeyay inay xukumaan sudan 39 bilood.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS