BALIGUBADLE MEDIA
“Drs Edna Adan Waxay U Qalantaa Nopel Peace Prize” Prof Galaydh”
March 22, 2020 - Written by admin

Drs Edna adan waxay uqalantaa Nopel Peace Prize Mudo aad ubadan ayay hooyo Somaliyed iyo ubadkeda badbaadinaysay waa shaqo ay adagtay inuu qof walba qabtaa.

Shacabka iyo dawladaha Somaliya iyo Somaliland waxaan ka Codsanayaa in Bilad dahab ah la siiyo ama abaalmarin weyn oo uqalanta Wixii ay usoo qabatay labadas qaran mudadii ay ushaqaynaysay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS