BALIGUBADLE MEDIA
Muxuu Muuse Biixi Uga Muquurtay Ka Hadalka Kulankii uu La Qaatay Madaxwaynaha Somaliya ?
February 15, 2020 - Written by editor

Kornayl muuse Biixi ayaan ilaa hadda ka hadal kulankii dhuumashadda ahaa ee uu la Qaatay madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somaliya Maxamed Cabdilahi farmaajo kaas oo ka dhacay magaaladda caasimadda u ah wadanka Ethiopia

Shacabka Somaliland ayaa iswaydiinaya waxa keenay in muuse biixi qol madaw kulan kula qaato Madaxwayne Farmaajo oo uu fagaaratlyaasha hore uga weerari jiray

Dhanka kale wararka qaar ayaa sheegaya in kulanku ku soo idlaaday isfahan waara islamarkaa lagaga heshiyay gogol xaadhista midnimo Somaliyeed.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS