BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi Muxuu Dhaafsaday Qaranimadda Somaliland ee uu Wiiqayo ?
February 16, 2020 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi ayaa u muuqda mid danno shakshi Dhaafsaday qaranimadii aan dhayasha ahayn ee Somaliland

Tuhunadda laga qabo dareenka muuse biixi ku Wiiqayo qaranimadda Somaliland ayaa soo baxay kadib kulankii uu Adisababa kula Yeeshay Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Somaliya Maxamed Cabdilahi farmaajo

Sidoo kale tuhunka ayaa sii xoogaystay kadib markii la ogaaday madaxwaynaha Somaliya kusoo Wajahan yahay Somaliland  taasoo aan ilaa hadda wax jawaaba ka bixin xukuumadda kornayl Biixi

Isku soo wada duuboo tan iyo intii uu taladda la wareegay Madaxwayne biixi waxa muuqata isku milnaan baahsan oo ka dhex jirta Somaliland iyo Somaliya iyadoo hoos u dhac wayni ku yimi gooni isutaagii iyo qaranimadii Somaliland

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS