BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Farmaaji Iyo Biixi oo Kulan Kuwada Yeeshay Caasimadda Ethiopia ee Adisababa
February 11, 2020 - Written by editor

Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somaliya ayaa maanta kulan ku qaatay magaaladda Adisababa ee Caasimadda Dalka ethiopia sida ay Baligubadlemedia u xaqiijiyeen ilo wareedyo madaxbanaani

Dawladda Ethiopia ayaa soo qabanqaabisay kulanka labadda Madaxwayne walaw aan la ogayn qodobadda rasmiga ah ee laga wada hadlay

Baligubadlemedia kala soco wixii war ah ee dambe

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS