BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Safar Ugu Baxaya Dalka Dibadiisa
February 9, 2020 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu Galabta safar ugu baxo dalka dibadiisa gaar ahaan waddanka ethiopia

Magaaladda adis ababa waxa ka socda shirka midawga afrika iyadoo oo uu ku Sugan yahay madaxwaynaha Somaliya Maxamed cabdilaahi farmaajo lama garanayo in madaxwayne biixi Halkaas u tagay kulan uu la qaato madaxwaynaha Somaliya iyo inkale balse waxa mudooyinkan dambe Warbaahinta caalamku baahinaysay in madaxwaynayaasha somaliya Iyo Somaliland ay kulanka ugu horeeya ee wadahadaladda labadda dhinac ay iyagu gaar u qaadan doonaan

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS