BALIGUBADLE MEDIA
Afayeenka Xisbiga Waddani Muxuu Ka Aaminsanyahay Dacwadda Laga Gudbiyay
January 4, 2020 - Written by editor

Afhayeenka xisbiga WADDANI Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa ka jawaabay dacwadda Maayar Soltelco sheegay in uu ka gudbinayo siyaasiyiin uu ka mid yahay waxaanu sheegay in uu yahay qof Shicib ah maaddaama uu muddo xileedkiisu dhammaaday horaantii sanadkii hore.

” Soltelco waa qof shicib ah maanta laga billaabo, ma haysto sharciyaddii uu Maayir ku sheegan lahaa. Cidda shacabka boobtay hantidoodii ayaa mudan in Maxkamad la saaro haddii sharci shaqeynayo,” Sidaas ayuu yidhi Afhayeen Barkhad

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS