BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiyada iyo Xukumadda Oo ka Hadlay Goaankii Gud Dhexdhexaadinta
December 17, 2019 - Written by editor

Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa aqbalay go’aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee ahaa in Komishanka cusub la kala diro lana soo celiyo guddidii hore.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo mucaaradka u hadlay ayaa ugu baaqay in ay go’aammada aqbalaan Xukumadda Biixi.

Wasiir Saleebaan Cali Koore oo xukumadda u hadlay wuxuu sheegay in arrimahan wixii sharcigu ka qabo ka qabaan waxaanay u muuqata in aanay xukumaddu la dhacsanayn goaammada.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS