BALIGUBADLE MEDIA
Maxamuud Xaashi oo Shaaciyay Hankiisa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
December 4, 2019 - Written by admin

wasiirkii hore ee madaxtooyadda somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa shaaciyay hankiisa jagadda gudoomiyaha xisbiga kulmiye taas oo uu sheegay inuu yahay musharax u taagan gudoomiyaha xisbigaas

wuxuu sheegay in la gaadhay wakhtigii uu hogaamin lahaa xisbiga kulmiye islamarkaana uu uga xaq leeyahay cid kastq

maxamuud xaashi ayaa noqonaya siyaasigii u horeeyay ee shaaciya hankiisa uu ku doonayo gudoomiyaha xisbiga kulmiye

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS