BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynaha Somaliland oo La Filayo Inuu Socdaal Ku Aado Dalka Kenya
November 14, 2019 - Written by admin

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaal ku tagaya magaalada Nayroobi ee caasimadda Kenya si uu halkaasi ugula kulmo madaxweyne Uhuru Kenyatta.

 

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay socdaalkan laakiin, waxa la rumaysan yahay in siyaasiyiin Kenyan ahi ka shaqeeyeen arrintan waxaana dhawaan Hargeysa yimid siyaasiyiin indho idhaynaya xafiis ay Hargeysa ka furtaan.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS