BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Somaliland oo War Cusub Kasoo Saartay Shidaal Keenistii Ay Hore Ugu Dhawaaqday
September 10, 2019 - Written by admin

Somaliland ayaa waxaa ay war cusub ka sheegtay shidaal keenistii ay hore ugu dhawaaqdey in ay dalka iyadu keenayso

Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera oo wareysi siiyey BBC Somali ayaa sheegay In shirkadaha shidaalka keena ay sidoodii hore u keeni doonan balse ay dawladuna mid gaar ah keesan doonto oo ay tartan gali doonan shidaalka shirkadaha gaarka ahi keenan iyo shidaalka ay dawladu keento

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS