BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Xabsiga Dhigtay Tifaftirihii Shabakadda Hadhwanaag News Cabdi Qani Asporo
September 11, 2019 - Written by admin

Xukuumadda Somaliland ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Kolonyo Ciidamo ah Ku Weerartay goob uu ku sugnaa Tifatirhii Shabakadda Hadhwanaag news cabdi qani asporo kaasoo niskiii dambe ee xalay is rasaasayn fara badan kadib ay ciidankuĀ  gacanta ku soo dhigeen

asporo

lama garanayo ujeedada keentay xadhiga wariye cabdi qani asporo balse wararka qaar ayaa sheegaya in gudoomiyaha baanka iyo xukuumadda oo is garabsanayaa ay ka dambeeyaan xadhigan iyo xayiraada la saaray shabakadda hadhwanaag news

si kastaba ha ahaatee mudadii xukuumadda kornayl biixi joogtay waxa dalka ku soo badanaya xadhiga iyo xayiraada lagu hayo warbaahinta madaxa banaan ee dalka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS