BALIGUBADLE MEDIA
Waddani Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Ay Xidhmeyso Qaadashada Kaadhka Golaha Dhexe
September 17, 2019 - Written by admin

Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu shaaciyey xiliga ay xidhmayso qaadashada kaadhka golaha dhexe oo ay iminka qeybintiisu ay socoto

Gudoomiyaha ayaa sheegay in kaadh qaadashadu ay ugu danbeyso 23 bishan oo ay xidhmi doonto

COMMENTS