BALIGUBADLE MEDIA
Xidhiidh Noocee Ah Ayaa Ka Dhexeeya Somaliland Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya
July 16, 2019 - Written by admin

wasiirka arrimaha dibadda somaliya ayaa xogo ay heshay shabakadda caalamiga ah ee Baligubadlemedia xaqiijiyeen inuu jiro xidhiidh qarsoodiya oo uu la leeyahay xukuumadda somaliland taasoo hadal uu dhawaan ku hadlay islamarkaana uu xidhiidhka ugu jaray dawladda Ginni ku siisay lacag gaadhaysa malaayiin dolar si indhaha shacabka somaliland loogu jeediyo somaliya

cawad

wararka ayaa intaas ku daraya in xukuumadda somaliland lacagta wasiirku qaatay marisay urur uu leeyahay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda somaliya maxamed cabdilahi cumar

si kastaba ha ahaatee madaxwayne biixi ayaa dhaqaalihii dalka ku bixinaya arrimo aan macno buuran ugu fadhiyin dalka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS