BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiye Ciro oo Shir Gudoomiyey Shirka Guddida Fulinta Ee Xisbiga Waddani
July 31, 2019 - Written by admin

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha fulinta ee xisbiga oo ka qabsoomay xarunta guud ee xisbiga ee Hargeysa.

Shirkan oo ah bille waxa maanta lagaga hadlay xaaladda guud ee Somaliland xilligan ku sugan tahay ee dhanka amniga iyo siyaasadda iyo arrimo ku saabsan danaha xisbiga gaar ahaan arrimaha doorashooyinka

cc3

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS