BALIGUBADLE MEDIA
Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe
May 11, 2019 - Written by admin

Maamulka iyo hawlwadeenadda shabakadda caalamiga ah ee Baligubadlemedia waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan xaaji cabdikariin xuseen yuusuf (xaaji cabwaraabe) oo maalintii shalay 05 bisha ramadaan ama 10/05/2019 ku geeriyooday caasimadda hargeysa

cabdi waraabe

waxaanu ka tacsidaynaynaa ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan mujtamaca somaliyeed ee uu ka baxay inuu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo isagana janadii fardawsa ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin

COMMENTS