BALIGUBADLE MEDIA
Daawo Taliyihii Xabsiga Jeel Ogaadeen dadka ku ciqaabi jiray oo xuduudka lagu soo qabtay.
May 26, 2019 - Written by admin

Xafiiska Nabadgelyada Maamulka iyo cadaalada DDS ayaa sheegay in Xasan Dheere Oo ahaa Komishineerkii hore ee Booliska Asluubta Gacanta lagu soo Dhigay,kaasi oo masuul ka ahaa tacadiyadii iyo ciqaabtii la marin jiray dadkii lagu ciqaabi jiray xabsigii jeel ogaadeen.

Capture

COMMENTS